Weerarkii lagu qaaday Hotelka Elite oo la shaaciyay in loo fududeeyay Al Shabaab

Weerarkii lagu qaaday Hotelka Elite kuyaala xeebta Liido ee magaalada Muqdisho ayaa dhaliyay hadal heyn badan oo dhinaca amaanka gaar ahaan in loo fududeeyo dagaalyahanada Al Shabaab ee weerarada ay fuliyaan. Jeneraal Yuusuf Maxamed Siyaad Indha Cadde oo wareysi bixiyay ayaa sheegay in uu muuqdo weerarkii ka dhacay Xeebta Liido ee lagu qaaday Hotelka Elite … Continue reading Weerarkii lagu qaaday Hotelka Elite oo la shaaciyay in loo fududeeyay Al Shabaab